Qirashooyin

Webseydkaan sameyntiisa waxey qeyb ka tahay mashruuc ka qeyb qaadasho cilmi baaris bulsho ee magaalada Faribault, MN. Waxaa bixiyey qarashka cilmi baarista Corporation for National and Community Service under Grant No. 18REHMN001 iyadoo la soo mar siiyey tartanka deeq-lacageedka cilmi baarista ee wada hadalka bulshada. Aragtiyada ama fikirka lagu soo bandhigo webseydkaan waxey qaas u yihiin qorayaasha mana aha iney turjumayaan afkaarta ama ey taagero ka heystaan CNCS. Qarash dheeri ah waxaa bixiyey Humanities Center and the Dean ka kulliyada ee ee Jaamacada Carleton ee Northfield, MN.

Madaxa Baaritaanada

2018-2019: Anita Chikkatur, Amel Gorani

2019-2021: Anita Chikkatur, Emily Oliver

Horumarinta Websedyka, xogta and iyo tifaftirid

Anita Chikkatur, Ricardo Garcia, Eunice Valenzuela, Abby Walker, Ahtziry Tinajero

Fasiraada luqadda Spanish

Ozzy Cota, Eunice Valenzuela, Abby Walker, Ahtziry Tinajero

Fasiraada luqadda Somali

Yasmin Yassin, Hared Mah

Cilmi Baareyaasha Bulshada

Kooxda Ardayda ee dugsiga sare ee Faribault

Gu’a 2019: Hamdi Ali, Mohamed Ali, Yaritzza Campos, Damaris Garcia, Nima Harun, Nimbe Hernandez, Halima Muhumed, Foos Mohamed, Xochilt Navejas, Asha Oyow, Miguel Romero, Angelica Zepeda

Xageyga 2019: Abdimutalib Abdullahi, Aqbal Abdullahi, Hamdi Abokor, Abas Ali, Yaritzza Campos, Damaris Garcia, Abdikeyr Kosar, Andrea Martinez, Sundus Noor, Miguel Romero, Perla Zamora, Angelica Zepeda

Gu’a 2020: Yaritzza Campos, Damaris Garcia, Miguel Romero, Perla Zamora

Kooxda Cilmi Baarista ee Waalidiinta Soomaalida

Gu’a 2019: Faiso Abdi, Abdi Abdullahi, Fatumo Ibrahim, Sahara Hassan, Rukia Hussein, Ardo Weil

Kooxda Cilmi Baarista ee Waalidiinta Latinx

Gu’a 2019 – Gu’a 2020: Marisela Acosta, Cynthia Gonzalez, Maria (Maru) Lopez, Elizabeth Romero, Angelica Zepeda

Kooxda Cilmi Baarista ee Macalimiinta Dugsiga Sare

Gu’a 2019: Kat Anderson, Natalie Fashant, Laura Gehlhar, Jessica Quiñonez, Heidi Oanes

Kooxda Cilmi Baarista ee Dhalinyarada qaan gaarka ah

Xageyga 2019 –  Gu’a 2020: Amina Aden, Mohammed Aden, Hamdi Ali, Nima Harun,  Foos Mohamed, Asha Oyow

Ururada Taageeray Mashaariicda PAR ee Faribault, MN

Somali Community Resettlement Services – Sharif Hared

Community without Borders – Cynthia Gonzalez

Faribault Education Center – Cassie Ohnstad, Valerie Svenby, Qiong Zeng

Faribault School District – Anne Marie Leland, Bashir Omar, Iliana Pinon, Todd Sesker, Zulema Nieves

Faribault High School – Jamie Bente, Shawn Peck, Joe Sage, Brian Coleman

Taageerada Kuleejka Carleton ee Mashruuca PAR ee
Faribault, MN

Tiknoolajiyadda tacliinta/PEPS: Celeste Sharpe, Dann Hulbert

Xafiiska Ganacsiga: Susan Benson, Kara Lloyd, Melissa Smith

Center for Community and Civic Engagement: Kendall Clements, Sinda Nichols, Seth Snyder, Melissa Thomas

Hormuudka Xafiiska Kulliyadda

Xafiiska deeqaha: Quinn Arnold, Christopher Tassava, Charlotte Whited

Daraasadaha Waxbarashada: Annie Larson

Macalimiinta: Ahmed Ibrahim, Katie St. Clair

Ardayda: Alia Babinet, Jocelyn Franco, Chiraag Gohel, Frankie Irvine, Jaylin Lowe, Anesu Masakura, Amairany Fuentes, Maya Margolis, Marcella Manivel, Sarah Newsham, Win Wen Ooi, Sophie Rogers, Eunice Valenzuela, Melissa Vazquez, Siang Wongrattanapiboon

Turjubaano / Hadleyaal

Ruqia Abdi, Tessa Kiesow, Natalia Marchan, Sindy Morales Garcia, Hanan Mohamud, Mar Valdecantos, Stephanie Valle

css.php